Su'aalaha Caafimaadka

Fadlan qaado 5 daqiiqo si aad ubuuxiso sahanka hoose. Ujeeddada sahankan waa in la helo fikradahaaga ku saabsan dhibaatooyinka caafimaadka ee bulshada kunool xaafadda Sheridan. Waxaan u adeegsan doonaa natiijooyinka sahankan si aan u mustaqbalka u qorsheyno barnaamijyo caafimaadka bulshada  ah.

Question Title

* 1. Sidee u qiimayn lahays

  aad u caafimaad daran caafimaad daro xoogaa caafimaad qaba aaafimaad qaba aad u caafimaad qaba
Caafimaadka jirkaaga
Caafimaadka maskaxdaada
Caafimaadka xaafada guud ahaan

Question Title

* 2. Maleedahay caymis daryeel caafimaad (inshuuransi)

Question Title

* 3. Ma awoodaa inaad hesho daryeel ama booqato xarumaha daryeelka caafimaadka markii loo baahdo?

Question Title

* 4. Fadlan ku qiimee khibradaada ku saabsan daryeelka caafimaadka ee degmadan iyo barnaamijyada:

  tayo hoose leh aan ku qancin dhexdhexaad ku qanacsan aad u fiican
caafimaad la'awoodi karo
qaab dhaqanka iyo luuqada
bixiyayaal dalyeel caafimaad o ixtiram leh
Gaadiidka xarumaha caafimaad
galida xarumaha caafimaad (naafada)

Question Title

* 5. Ma u malaynaysaa in baahidaada daryeelka caafimaad la daboolo?

Question Title

* 6. Maxey yihiin dhibaatooyinka aad la kulanto markaad rabto daryeel caafimaad?

Question Title

* 7. Waa maxay barnaamijyada aad jeclaan lahayd inaad ka aragto Ururka Deriska ee Sheridan si ay kaaga caawiyaan wax ka qabashada caafimaadka bulshada? fadlan ukalahormari sida soo socota:

  1. Barnaamijyada iyo waxqabadyada ladnaanta guud oo bilaashka ah
    Free wellness programs and activities
  2. Taageerada helitaanka cuntooyinka caafimaadka leh oo ay ku jiraan soosaaridyada wax -soo -saarka ama beeraha
  3. U doodista deegaan nadiif ah, bay'adaha, iyo meelaha bannaan ee kale
  4. Bandhigyada khayraadka caafimaadka oo ay ku jiraan caymiska daryeelka caafimaad, fursadaha caafimaadka maskaxda iyo jirka
  5. caawinta gaadiidka
  6. Gargaarka labada dhinac: Taageerada kirada iyo biilka, wadida sahayda bulshada, cuntada dadweynaha iwm

Question Title

* 8. Miyaad haysaa faallooyin ama fikrado kale oo ku saabsan sida SNO ay kaaga taageeri karto daboolidda baahida daryeelka caafimaad ama abuurista bulsho caafimaad qabta guud ahaan?