WA Charter School Commission Survey (Somali)

Afeef

Guddiga Dugsiga Sida Gaarka ah Loo Maamulo ee Gobolka Washington waa wakaalad sharciyeedka gobolka oo sameysa kormeerida iyo la xisaabtanka ku aadan tayada sareysa ee dugsiyada dadwaynaha ee sida gaarka ah loo leeyahay. Ujeedada sahankan ayaa ah in xog looga soo ururiyo dhinacyo kala duwan oo gacan ka geysan doonta wargelinta mudnaanaha istiraatijiyadeed ee guddiga muddada saddexda ilaa shanta sano ee soo socota.

Xogta lagu soo uruuriyo sahankan waxa loo isticmaali doonaa in lagu qaabeeyo mudnaanaha Guddiga Dugsiga Sida Gaarka ah Loo Maamulo (Charter School Commission, CSC) sida ugu wanaagsan ee awooddeeda ah. Si kastaba ha ahaatee, waxaa jira caqabado ay soo rogeen waajibaadyada sharciga ah iyo doorka aasaasiga ah ee CSC kuwaas oo ugu dambeyntii saameyn ku yeelan kara qorshayaasheeda iyo fulinta qorshaheeda.

Dhammaan jawaabaha lagu soo uruuriyo sahankan waa kuwo qarsoodi ah oo natiijooyinkana waxa kaliya loo wadaagi doonaa si wadar ahaan ah. Jawaabaha shaqsiga ah lama wadaagi doono.

Aragtidaada ayaa muhiim u ah geeddi-socodkeena, waanu ka mahadcelineynaa wakhtigaaga iyo jawaab-celintaada.
Current Progress,
0 of 25 answered