Seattle Goobaha Nasashada iyo Maddaadalada waxay dooneysaa in aad uga fikirto si balaadhan oo hal abuur leh mustaqbalka Beerta Magnuson. Magnuson waa meel cajiib ah oo dadku isugu yimaadaan oo leh sababo badan oo loo booqdo. Fadlan qaado xog-ururintan oo 2 daqiiqo ah si aad noogu sheegto sida aad ugu qadaatey waqtigaaga Magnuson, iyo sida aan kor ugu qaadi karno waxyabaha lakulantey. Mahadsanid!

Question Title

* 1. Imisa jeer ayaad booqataa Beerta Magnuson?

Question Title

* 2. Waa maxay cinwaanka boostada ee gurigaaga?

Question Title

* 3. Waa maxay da'daada? (Mid ka dooro)

Question Title

* 4. Waa maxay aqoonsigaaga jinsiyadeed ama qowmiyadeed? Xulo dhammaan kuwa ku khuseeya.

Question Title

* 5. Waa maxay 3 sababood ee ugu waaweyn ee aad ugu baahan tahay inaad booqato Beerta Magnuson?

Question Title

* 6. 1 ama 2 kelmadood maxaa aad ugu jeceshahay jardiinada Beerta Magnuson?

Question Title

* 7. 1 ama 2 eray maxaa kugu keenay inaad si joogto ah ugu timaado Beerta Magnuson?

Question Title

* 8. Hadii aad hagaajin laheyd hal shay oo ku saabsan Magnuson, maxaa noqon laheyd?

Question Title

* 9. Ma jiraan wax kale oo aad jeceshahay inaad ku darto? [Qeybta qoraalka ee gaaban]

T