English Español Kiswahili Soomaali Русский Soomaali Exit HESHIISKA WAX NADIIFINTA GUUD RA’IYI URURINTA GORGORTANKA Question Title * 1. MAGACA Question Title * 2. TELEFOONKA Question Title * 3. LUQADDA Question Title * 4. SHIRKADDA Question Title * 5. DHISMAHA Question Title * 6. WAKHTIGA LA SHAQEEYO MAALINTII MAALINTII/HABEENKI HABEENKII KUWO KALE Question Title * 7. Mushaharka lagu bilaabayo: Waqtigan xaadirka ah Waa in ay qaadataa waqti YAR si loo gaaro mushahark Tani waa in ay ahaato sidii hore Waa in ay qaadataa waqti BADAN si loo gaaro mushaha Question Title * 8. Mushaharka hadba sida shaqada loo kala ho Waa in ay jirtaa lacag DHEERAAD AH oo lay iskug Tani waa in ay ahaato sidii hore Waa in ay jirtaa lacag YAR oo lay iskugu kordhinayo hadb Ma garanayo / fikrad kama haysto Question Title * 9. Kala duwanaanshaha waqtiga shaqada ‘shif Waqtiga shaqo ‘shift’ ee maalintii waa in la bixiya Waqtiga shaqo ee maalintii ilaa habeenkii u dhexeey Waqtiga shaqo ‘shift’ ee habeenkii waa in la bixiya Waqtiga shaqo ee maalintii ilaa habeenkii u dhexeey Kala duwaanshaha mushaharka la bixinayaa waa in aan Ma garanayo / fikrad kama haysto Question Title * 10. Hadafka u sarreeya ee gorgortanku waa in qof kast Kordhinta mushaharka dadka ku jira labadoodii sano e Mushahar dheeraad ah oo ku saleysan hadba sid Mushahar dheeraad ah loogu talagalay waqtiyada shaq Midna / ma garanayo Question Title * 11. Ma jirtaa nooc shaqo oo aad u maleynayso in ay tahay i Nadiifinta xarumaha caafimaad Musqusha dadweynaha Kordhin weyn oo loogu talagalay Qolalka Nadiifta ah “Clea Midna / ma garanayo Question Title * 12. Midkee ka MID ah kuwaani ayaa muhiimad AAD A Fasaxyo dheeraad ah Fasaxa shaqada oo dheeraad ah ‘vacation’ Maalmaha la jiran yahay oo dheeraad ah Midna Question Title * 13. Waa maxay HAL fasax oo aad u doonayso si AAD AH, o Halloween Veteran's Day Columbus Day Maalinta ka dambeysa Thanksgiving’ Maalmo buuxa oo ah Maalinta ka Horreysa Christmas-k Dhalashada Kuwo kale: Question Title * 14. Fasaxa shaqada: Dhibaato ma ku qabtay helidd Haa Maya Question Title * 15. Caymiskaaga: Midkee ka mid ah xaaladahani o Waxaan leeyahay caymiska caafimaadka ururk Waxaan leeyahay caymis caafimaad oo la sii maray Ma haysto caymis caafimaad Waxaan leeyahay caymis caafimaad oo la sii marayo qo Waxaan caymiskayga caafimaad ka gataa shirkad caymis Kuwo kale: Question Title * 16. Ma leedahay qof aad isqabtaan ama lammaane aa Haa Maya Question Title * 17. Caymiska ilkaha: Dhibaato ma ku qabta Maya, ma haysto caymiska ururka shaqaalaha Maya, waan leeyahay caymiska ururka shaqaalah Fikrad kama haysto / ma garanayo Haa. Faldan sharaxaad ka bixi: Question Title * 18. Caymiska ilkaha Helitaanka caymiska ikaha oo wanaagsan MA AHA mi Waxaan rabaa caymiska ilkaha oo wanaagsan oo aan l Ma rabo caymiska ilkaha oo wanaagsan oo aan l Question Title * 19. Caymiska aragga: Waqtigan xaadirka ah, haddi Waa in aanu sii haysano caymiska aragga ee VSP Waa in aanu helno caymiska aragga ee Kaiser Fikrad kama haysto / ma garanayo Question Title * 20. Xaddiga shaqada la ii xilsaaray waa Badanaa caadi ah Badaana caadi ah marka laga reebo aniga booskood Badanaa ama had iyo jeer waa mid badan Question Title * 21. Midkee ka MID ahi kuwani ayaa waxtar AAD AH ku Shirkaddu waa in ay had iyo jeer dirtaa qofka s Shirkaddu waa in ay dib u sameyso shaqooyink Shirkaddu waa in ay saacado dheeraad isiisaa haddii a Shirkaddu waa in ay lacag dheeraad ah isiisaa marka aa Kuwani midkoodna waxtar ii yeelan maayaan Kuwo kale: Question Title * 22. Wax aan ka ahayn mushahar sarreeya, waa maxa Lacag dheeraad oo loogu talagalay shaqo ka fariisig Helitaanka caymiska ururka shaqaalaha oo loog Maalmaha la jiran yahay oo dheeraad ah Caymiska ilkaha oo wanaagsan Kuwo kale: Question Title * 23. Dadka wax nadiifiya ee ku nool New York iyo Californi Ingiriiska ah luqadda labbaad; Ingiriisiga caadig Noqoshada hoggaamiye Adeega Macmiilka iyo la shaqeynta ijaartayaasha Ka hortagga Dhibaatada Dhanka Galmada ee shaqada Ammaanka iyo U diyaar garowga Xaaladda Degdega ah Midna / Ma daneynayo horumarinta xirfadeed Kuwo kale: Question Title * 24. Midkee ka mid ah koorsooyinkan tababarka ee loog Ingiriiska ah luqadda labbaad Dhisida miisaaniyad loogu talagalay adig Diyaarinta Canshuurta Caadiga ah Fasallada Muwaadinimada Midna Kuwo kale: Question Title * 25. Fadlan qor wixii ah wanaajin ah ama isbeddelo kale ee aad jeclaan lahayd in aad ku aragto shaqada: Question Title * 26. Miyaad imaan doontaa Bilawga Heshiiska? Haa Maya Question Title * 27. Kooxda Gorgortanka: Ayuu noqon doona qofka ugu wanaagsan si uu kuu matalo adiga iyo dadka aad wada shaqeysaan mark Done