Hindisaha Aagga Sinnaanta Caafimaadka wuxuu bulshada ka taageeraa aqoonsashada walaacyada caafimaad ee taagan iyo horumarinta mashaariic wax looga qabanayo baahiyahooda gaarka ah. Labada sano ee soo socota, bulshadeena South King County waxay heli doonaan maalgelin ay ku taageeraan mashaariicda ay bulshadu aqoonsatay. Waxaan rabnaa in aan maqalno rajooyinkaaga ku aadan bulshadeena! Nala wadaag fikradahaaga oo nagala qeybgal abuurista bulsho caafimaad qabta dhammaan.

Question Title

* 1. Iimaylka

Question Title

* 2. Maxaad ku jeclaatay ku noolaanshaha South King County?

Question Title

* 3. Maxaa ku keenay South King County?

Question Title

* 4. Waa maxay caqabadaha aad kala kulanto ku noolaanshaha South King County?

Question Title

* 5. Marka loo eego qiimeyno hore oo bulsho, bulshadaan waxay sheegtay in 4-tooda mudnaan ee ugu sarreeya in ay yihiin guriyeynta, shaqaaleysiinta, gaadiidka, iyo helitaanka daryeelka caafimaadka. Kuwaan ma yihiin mudnaanahaaga ugu sarreeya xagga aragtidaada?

Question Title

* 6. Waa maxay arrimaha kale ee aad jeclaan lahayd in wax laga qabto ka bulsho ahaan?

Question Title

* 7. Waa maxay rajooyinkaaga ku aadan bulshadaada 5-ta sano ee soo socota?

Question Title

* 8. Haddii uu jiri lahaa hal sheey, ha yaraado ama ha weynaado, oo aad hadda ka beddeli karto South King County maxaa uu noqon lahaa?

Question Title

* 9. Waa maxay awoodda ama hantida ugu weyn marka ay timaado wax ka qabashada wax ka mid ah arrimahaan?

Question Title

* 10. Marka aad ka fakarto kartidaada gaarka ah, hibooyinkaaga, aqoontaada, iyo xirfadahaaga, maxaad u aragtaa inay tahay awoodaada(awoodahaaga) ugu weyn oo aad ku soo kordhiso bulshadaada?

T